Xurmo Radio FM 96.00 MHZ
 
 
Home About Us Wararka Maqaallo Wareysiyo Contact Us
 
 
04 Sep 2010Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir oo loo magacaabay Agaasimaha Guud
Kulan ay isugu yimaadeen Golaha Waziirada Xukuumadda oo uu shir guddoominayay Ra'iisal Wazaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma'arke ayaa lagu magacaabay Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka. ...
» Read More
03 Sep 2010Dowladda KMG ayaa sheegtay inay dhawaan shaqo bilaabayaan maraakiibtii Soomaaliya
Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan ay si deg deg ah u hawlbilaabi doonaan maraakiibtii ay laheyd Soomaaliya oo in muddo ah yaalay wadanka Yemen...
» Read More
 
 
Idaacadda Subaxdii ee Radio XurmoIdaacadda Fiidkii ee Radio Xurmo
 
 
Free counter and web stats Copyright © Xurmo Radio- All Rights Reserved | Designed by Ileys Technology Inc.