Xurmo Community Radio
Dhageyso) Barnaamij Kusaabsan 1 da Luulyo
 Halkaan Kadhageyso BarnaamijGaar ah Oo Kusaabsan Kowda Luulyo oo ah Maalinkii ay xurnimda qaateen Gobolda koonfureed ee Somaliya ahna midowgii labada gobok nee waqooyi iyo koonfur. Waxaa Barnaamijka Soosaray C/fitaax Macalin Nuur waxaana la soo jeedinya Weriye Maxemd Cali Xusen .