Xurmo Community Radio
DHAGEYSO:Magaalada Beledweyne oo Ay Ku Noolyihiin Qabaa'ilo La Faquuqo
DHAGEYSO:Magaalada Beledweyne oo Ay Ku Noolyihiin Qabaa'ilo La Faquuqo dalka soomaaliya waxaa ku nool qabaa'ilo badan oo la dafiro xuquuq dooda.kuwaaso marki aad la shekeysato kuu sheegaya iney wax laqeybsan karin dadka intooda kale islamarkana ladareen siiyo iney yihiin kuwo dadka ka hooseeya




Waxaa Diyaariyay: Wariye Samiir C/rizaaq Cumar