Xurmo Community Radio
DHAGEEYSO:Shaqaalo ka tirsan Maamulka Putland oo helay deeq waxbarasho.
DHAGEEYSO:Shaqaalo ka tirsan Maamulka Putland oo helay deeq waxbarasho. Wasaarada waxbarshada ee maamulka putland ayaa shaacisay magacyda helay deeqda waxbarasho oo isugu jira mastar iyo bacholar ay u fidisay dowlada ethopia.Dr. maxamed cali faarax wasiir xigeenka wasaarada waxbarashada maamulka putland ayaa shaaciyey tirada iyo magacyada helay fursadaasi waxbarasho oo ay dowlada ethopia u fidisay shaqaalaha ka tirsan maamula putland.