Xurmo Community Radio
Dhageyso: Abwaan Xersi Dhuux"Waa Been Geerida Abwaan Sangub".
Dhageyso: Abwaan Xersi Dhuux Iyadoo sacadihii lasoo dhaafay ay soo shaac baxday in uu geeriyooday Maxamuud Cabdullaahi Ciise SANGUB ayaa waxa arintaasi beeniyay oo uu ku tilmaamay been abuur xabwaan Xersi Dhuux Oo ah Gudoomiye ku xigeenka golaha abwaanada soomaaliyeed xili uu wareysi gaar ah siinayay warbaahinta XURMO( 96.0fm)misna ugu baaqay umada soomaaliyeed in ay iska daayaan beer abuurka ay social media (barta ay ku xiriiraan bulshada) ku soo qorara