Xurmo Community Radio
WAR DEG DEG: Wadanka New Zealand Oo Iminka Ka Dhacay Dhul Gariir.
WAR DEG DEG: Wadanka New Zeland Oo Iminka Ka Dhacay Dhul Gariir. Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4magnitude ayaa goor dhaweyd ku dhuftay New Zealand,sidaasi waxa sheegtay waaxda sahminta dhulka ee dalka Maraykanka.
Waxa jira khasaare ba’an oo uu geeystay,Dhul-gariirkaasi,inkasta oo aan weli xog dhamaystiran laga helin.
Warar horu dhaca ayaa sheegaya in boqollaal ku hooy iyo hanti beeleen Dhul-gariirka.

WIXII KUSOO KORDHA WARARKA IDINKA AYAA UGU HOREY DOONA KUWA AKHRISTA INSHAA ALLAH