KEYDKA SAWIRADA
DHAGEYSO:Magaalada Beledweyne oo Ay Ku Noolyihiin Qabaa'ilo La Faquuqo
DHAGEYSO:Magaalada Beledweyne oo Ay Ku Noolyihiin Qabaa'ilo La Faquuqo
dalka soomaaliya waxaa ku nool qabaa'ilo badan oo la dafiro xuquuq dooda.
Tuesday July 19, 2016 - 13:16:27
...
...
Friday August 30, 2013 - 10:53:47
MUCJISO -Abuur Alle: Wiil 14 Jir ah oo Leh Jirka Qof 110 Jir ah (Subxaanallah)
MUCJISO -Abuur Alle: Wiil 14 Jir ah oo Leh Jirka Qof 110 Jir ah (Subxaanallah)
Cudurka Progeria wuxuu sababaa in jidhka qofku coodh-coodho, araggiisu diciifo, wadne-xannuun qaado, sidoo kalena bidaar yeesho.
Thursday August 29, 2013 - 13:49:13
Macalin aad iyo aad u caqli badan oo ardey u sharaxaya macnaha nolosha: Xikmad
Macalin aad iyo aad u caqli badan oo ardey u sharaxaya macnaha nolosha: Xikmad
Macalin ayaa jiray wax ka dhigi jiray jaamacadaha Sacuudi Carabiya, waxaa macalinkani aqoontiisu aheyd mid ku taqasusay luuqada carabiga, ka sokoow aqoontiisa luuqadeed macalinkani waxa uu ku caan baxay...
Saturday August 10, 2013 - 16:23:25
Tuugii ugu caqliga xumaa abid oo damcay in uu wax xado: Aqri waxa ku dhacay
Tuugii ugu caqliga xumaa abid oo damcay in uu wax xado: Aqri waxa ku dhacay
Tuug la sheegay inuu u dhashay dalka Spain kana soo jeeda magaalada Barcelona ayaa sheekadiisa waxaa si weyn u hadal haya saxaafada caalamka, ayadoo tuugaan lagu tilmaamay midkii ugu caqliga xumaa taariikhda...
Saturday August 10, 2013 - 14:11:46
Soomaaliya oo dunida ugu sarreysa gudniinka dumarka
Soomaaliya oo dunida ugu sarreysa gudniinka dumarka
Qiyaastii 6.5 milyan gadhaha iyo dumarka Soomaaliyeed ayaa lagu sameeyaa gudniinka fircooniga ah/googoynta (FGM/C) — oo sidoo kale loo yaqaano gudniinka dumarka — sida laga soo xigtay warbixin cusub...
Thursday August 01, 2013 - 09:46:12
Haweeney oo ku xirtay nin damcay inuu guursado sharuud la yaab leh oo aan horey loo arkin
Haweeney oo ku xirtay nin damcay inuu guursado sharuud la yaab leh oo aan horey loo arkin
Haweeney u dhalatay dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxaa la sheegay inay ku xirtay nin damcay inuu guursado sharuud la yaab leh oo aan horey loo arkin islamarkaana aysan sameeyeen qaar badan oo ka mid ah haweenka...
Monday July 29, 2013 - 12:54:53
Qoyska reer Boqor ee Britain oo ku soo biiray wiilka 3aad ee Dhaxal Sugaha ah.
Qoyska reer Boqor ee Britain oo ku soo biiray wiilka 3aad ee Dhaxal Sugaha ah.
Kate Middletown oo ah xaaska Amiir William yaa wiil ku dhashay Isbitaalka St Mary's ee Galbeedka London. Wiilka yar ayaa noqonaya qofka saddexaad ee yeellan doona dhaxalka Boqortooyada Britain.
Tuesday July 23, 2013 - 11:27:11
...
...
Thursday July 18, 2013 - 07:35:03
Daawo Sawirada Hooyadan Naxariista daran sida Wiilkeeda u gashay kadib markii uu qaniinay xili ay Naas nuujineysay
Daawo Sawirada Hooyadan Naxariista daran sida Wiilkeeda u gashay kadib markii uu qaniinay...
Hooyo u dhalatay Dalka China ayaa ku kacday fal aad looga naxay kadib markii Wiil yar ay dhashay oo 8-Bilo jir ah ay madaxa iyo qeybo kamid ah Jirkiisa maqas si ba’an uga muday.
Monday July 15, 2013 - 16:23:49
1 2 3 All
Page 1 of 3 Total Pages
Page: Items per page:
featured