WARARKA
Gudoomiyaha Hay’ada Inxa oo ka mid noqotay Xilibanada Aqalka Hoose ee Barlamanka Somaliya.
Gudoomiyaha Hay’ada Inxa oo ka mid noqotay Xilibanada Aqalka Hoose ee Barlamanka...
Sahra Cumar Maalin gudoomiyaha Hey’adda Isku xirka Nabada iyo Xaquuqda Aadanaha ee INXA ayaa ka mid noqotay Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Shaqeyn doona 2016 illaa 2020 ka dib markii ay la tartantay...
Monday December 12, 2016 - 12:34:52
 Qarax Qasaaro nafeed geestay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qarax Qasaaro nafeed geestay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho...
Waxaa aroornimadii saaka qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu saakay ka dhacay afaafka hore ee Dekadda magaalada Muqdisho gaar ahaan halka ay ku taal dhismaha...
Sunday December 11, 2016 - 11:18:59
13 qof oo mukhlasiin ah oo lagu qabtay taliyaniga.
13 qof oo mukhlasiin ah oo lagu qabtay taliyaniga.
Ciidamada Booliska dalka  Jarmalka iyo kuwa ku sugan Koonfurta Talyaaniga ayaa waxa ay xabsiga utaxaabeen 13 Mukhalas oo ay ku jiraan Soomaali, ku waa oo ku eedeeyay in Tahriibayaasha ay u sii gudbin...
Thursday November 24, 2016 - 13:35:17
DHAGEESO:Warka Duhur ee iadaacada Xurmo.
DHAGEESO:Warka Duhur ee iadaacada Xurmo.
Aqriyaal C/fitaax muumin ilkacase iyo Anisa c/casiis xuseen
Thursday November 24, 2016 - 12:55:42
Dib u dhac ku yimid Doorashada Guddoonka Baarlamaanka.
Dib u dhac ku yimid Doorashada Guddoonka Baarlamaanka.
Waxaa markale dib u dhac  uu ku yimid xilligii loo asteeyay inay dhacdo Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale ku xigeenadiisa , islamarkana wali qabyo ah xubnaha aqlak hoose.
Wednesday November 23, 2016 - 13:11:46
WAR DEG DEG: Wadanka New Zealand Oo Iminka Ka Dhacay Dhul Gariir.
WAR DEG DEG: Wadanka New Zealand Oo Iminka Ka Dhacay Dhul Gariir.
Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4magnitude ayaa goor dhaweyd ku dhuftay New Zealand,sidaasi waxa sheegtay waaxda sahminta dhulka ee dalka Maraykanka.
Sunday November 13, 2016 - 16:14:32
WARSAXAAFADEED:Gudiga Madaxa Banaan Ee Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Dadban Oo Walaac Kamuujiyay Doorashada Aqalka Hoose.
WARSAXAAFADEED:Gudiga Madaxa Banaan Ee Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Dadban...
Guddiga MXKHDD waxaa sharaf u ah inuu shacabka soomaaliyeed la wadaago xaaladaha guud ee doorashooyinka dalka.
Sunday November 13, 2016 - 15:57:03
DAAWO SAWIRADA:Madaxda Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Madaxweynaha Dalka.
DAAWO SAWIRADA:Madaxda Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay...
Xasan Sh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya,ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur...
Sunday November 13, 2016 - 09:03:30
DHAGEYSO:Cumar Cabdi Rashiid
DHAGEYSO:Cumar Cabdi Rashiid"Nidaamka Federaalaysiga Dhib Ayuu Abuuray".
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo ah Ra’iisulwasaaraha dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in nidaamka Federaalka uu noqday mid aan lagu faa'idin
Sunday November 13, 2016 - 08:37:23
Garowe Oo Maanta La Filaayo In Ay ka Dhacdo Wareega Labaad Ee Doorashada Aqalka Hoose.
Garowe Oo Maanta La Filaayo In Ay ka Dhacdo Wareega Labaad Ee Doorashada Aqalka Hoose.
Waxaa maanta magaalada Garowe ee caasumadda maamul goboleedka Puntland ka dhici doonta doorashada 12 kursi oo kamid noqonaya aqalka hoose ee Puntland, kuwaa oo ay dooranayaan ergooyin laga soo aruurshay...
Sunday November 13, 2016 - 08:16:03
« Previous 1 2 3 ... 64 Next » All
Page 1 of 64 Total Pages
Page: Items per page:
featured