KEYDKA SAWIRADA
( DAAWO SAWIRO)Xafladii ugu Quruxda Badneed ee  qalin jabin ah oo  Jaamacada Muqdisho  lagu qabtay
( DAAWO SAWIRO)Xafladii ugu Quruxda Badneed ee qalin jabin ah oo Jaamacada Muqdisho...
Waxaa Mid kamid ah Hoteelada Magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad aad u balaaran oo ay ku qalan jabinayeen arday dhameesatay Kuliyadaha Culuumta Siyaasada iyo Saxaafada iyo Qaanuunka iyo Shareecada ee Jaamacada...
Monday July 08, 2013 - 12:42:34
Ku: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Saacid Shirdoon.(Talo aadan ii dirsan Inqaasta Yusuf-Garaad)
Ku: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Saacid Shirdoon.(Talo aadan ii dirsan Inqaasta...
Ra’iisal Wasaare, Saacid Shirdoon, waan ku salaamay. Sidii xilka laguugu magacaabay aad ayaad u mashquushay, weyna suurta geli weyday in aan ku arko marka laga reebo in gegida dayaaradaha Muqdisho, aan taagni...
Friday July 05, 2013 - 11:50:19
Dhageyso) Hooyo Dhibaateysan Oo Gurmad Dooneysa
Dhageyso) Hooyo Dhibaateysan Oo Gurmad Dooneysa
Dhageyso Hooyo Soomaaliyed oo Kudul Oyneesa caruurteeda oo Laliita Dhaawac Kasoo Gaaray Qarax Kadhacay Kaamka ay Kunoolyihiin Iyadoo Qarashka Lagu Daweynlahaana Oo Gaareya 6.0000 (Lex Milyan)aysan Garanayn...
Wednesday July 03, 2013 - 22:54:25
Kor Ii Sii Haya Ilaa Aan Ku Dhinto
Kor Ii Sii Haya Ilaa Aan Ku Dhinto
Beri ayaa waxaa jiri jiray Waraabe Dad cun ah oo Duunyada & Dadkaba Dhibay, Waraabahaan waa laga Harsan iyo Hoyaad waayay, Dadka iyo Duunayadaba wuu dhibay, Wuxuuna noqday, Waraabe caan ah, oo Gayiga oo dhan...
Thursday June 27, 2013 - 13:17:25
3 Gabdhood oo ayagoo qaawan Masjid soo galay, dabadeed maxaa dhacay.? Qiso Yaab Leh
3 Gabdhood oo ayagoo qaawan Masjid soo galay, dabadeed maxaa dhacay.? Qiso Yaab Leh
Dunidu waa dhacdooyin badan tahay, waana xarun lagala kulmo wax walboo filan waa ah, maantana waxaan idiin heynaa qiso la sheegay in ay ka dhacday dalka Mareykanka, qisadaan ayaana qof walboo aqriya soo jiidan...
Thursday June 27, 2013 - 11:11:05
Mo Farah oo kooxda Arsenal tababare u noqday, aadna loogu amaanay shaqadaas
Mo Farah oo kooxda Arsenal tababare u noqday, aadna loogu amaanay shaqadaas
Xidigo badan oo udhashay wadanka Ingriiska ayaa ka soo muuqday kulan lagu tabaraayay dadka qaxootiga ah aduunka gaar ahaan kuwa ku nool ingiriiska.
Tuesday June 25, 2013 - 11:05:45
Qaramada Midoobey oo soo saartay warbixin ku saabsan xaaladda carruurta adduunka
Qaramada Midoobey oo soo saartay warbixin ku saabsan xaaladda carruurta adduunka
Qaramada Midoobey ayaa soo saartay warbixin ay kaga hadleyso dhibaateynta carruurta ee sanadihii u dambeeyay ka dhaca meela badan oo dunida ka mid ah.
Friday June 14, 2013 - 09:53:42
Gaadiid galbinaye aroos oo Cameramaankii duubaye uu ka dhacay,kadibna uu geeriyooday
Gaadiid galbinaye aroos oo Cameramaankii duubaye uu ka dhacay,kadibna uu geeriyooday
Shilal kala duwan ayaa shalay gelinkii dambe wuxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka,iyadoo shilalkaasi ay ka dhasheen khasaarooyin kala duwan.
Wednesday June 12, 2013 - 14:15:06
Madaxda Sare ee Dalka oo Maanta Goob fagaaro ah lagu talaalay
Madaxda Sare ee Dalka oo Maanta Goob fagaaro ah lagu talaalay
Madaxweynaha,Ra’iisul Wasaaraha,Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirada ayaa maanta laga talaalay cudurka dabeysha kadib munaasabad looga hadlaye ciribtirka cudurkaan oo lagu qabtay...
Tuesday June 11, 2013 - 16:09:32
Obama oo ka Hadlay Dhegaysiga Tilifoonada Maraykanka
Obama oo ka Hadlay Dhegaysiga Tilifoonada Maraykanka
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa markii ugu horaysay difaacay dhegaysiga tilifoonada iyo dabagalka adeegsiga Internetka ee ay samayso wakaaladda Nabad-sugidda Maraykanku.
Saturday June 08, 2013 - 15:42:30
1 2 3 All
Page 2 of 3 Total Pages
Page: Items per page:
featured