WARARKA
Amisom oo Lagu Wareejiyey Agab Militiri.
Amisom oo Lagu Wareejiyey Agab Militiri.
Dowladda Shiinaha ayaa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ee Howlgalka u jooga Soomaaliya ayaa waxa ay ku wareejisay Agab Militari.
Friday October 21, 2016 - 13:12:41
Beesha Caalamka:Aqalka Sare Waxaa Ka Dhex Muuqda Xubno Gabood Falkageestay Dalka.
Beesha Caalamka:Aqalka Sare Waxaa Ka Dhex Muuqda Xubno Gabood Falkageestay Dalka....
Qaramada Midoobey,Midowga Afrika,Midowga Yurub,IGAD,Italy,Sweden iyo Maraykanka ayaa sheegay in ay ka welwelsan yihiin qaar kamid ah musharixiinta Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya , kuwaa soo ay sheegeen...
Monday October 17, 2016 - 09:10:37
Dhageyso: Abwaan Xersi Dhuux
Dhageyso: Abwaan Xersi Dhuux"Waa Been Geerida Abwaan Sangub".
Iyadoo sacadihii lasoo dhaafay ay soo shaac baxday in uu geeriyooday Maxamuud Cabdullaahi Ciise SANGUB ayaa waxa arintaasi beeniyay oo uu ku tilmaamay been abuur xabwaan Xersi Dhuux Oo ah Gudoomiye ku xigeenka...
Thursday October 06, 2016 - 22:16:37
DHAGEESO:Warbixin Geeridii Naxdinta Laheed Wariye Cabdi Casiis Maxamed Cali Xaaji.
DHAGEESO:Warbixin Geeridii Naxdinta Laheed Wariye Cabdi Casiis Maxamed Cali Xaaji....
Shalayto gelinkii dambe waxa ay aheyd maalin murugo iyo tiraayo ku leh bahda saxaafada somaaliyed kadib gabal dhicii malinkii talaadada ay dabley ku hubeysan bastoolado ku toogten is gooska jiiro garoob...
Wednesday September 28, 2016 - 18:56:15
Jilaa caan ah ee Itoobiya oo magangalyo waydiisanaya Maraykanka
Jilaa caan ah ee Itoobiya oo magangalyo waydiisanaya Maraykanka
Znah-Bzu Tsegaye oo ah Jilaa reer Itoobiya ayaa sheegay inuu waydiisanayo magangalyo siyaasadeed dalka Maraykanka, sababtoo ah waxa uu ku tilmaamay tacadiyada ay gaysanayaan ciidamada ammaanka ee Itoobiya.
Monday September 26, 2016 - 18:25:56
(Daawo Sawirda). Qunsulka  Soomaaliya u Fadhiya Australia oo Xalay Casho Sharaf u sameyay qaar ka mid ah Siyaasiyinta ugu Caansan Dalka Somaliya.
(Daawo Sawirda). Qunsulka Soomaaliya u Fadhiya Australia oo Xalay Casho Sharaf u sameyay...
Qunsulka Guud ee Dawlada Fedraalka Soomaaliya u Fadhiya Australia & New Zealand Ambassador Yonis Yasin Hashi ayaa habeenamidii xalay casha sharaf ugu sameeyay magaalada Melbourne siyaasiyiin ay horkacayeen...
Monday September 26, 2016 - 17:07:53
DHAGEESO:Warbixin Dibadbaxa Looga Soo Horjeeda Bood biyeedka Kenya Ay somaaliya KU hayso.
DHAGEESO:Warbixin Dibadbaxa Looga Soo Horjeeda Bood biyeedka Kenya Ay somaaliya KU hayso.
Qarankey beec ma noqon dhulkeygu boob magalo badayduna iib mahan waa qeeb ka mid ah erayada heesta dhulkeyga ay ku luuqayse fanaadada caasho kiin islamarkaa ay ku soo bandhigtay fagaaraha dibada baxa.
Wednesday September 21, 2016 - 18:00:33
 Hogaamiye ka Tirsan kooxda Dacish Oo Ladilay.
Hogaamiye ka Tirsan kooxda Dacish Oo Ladilay....
War ka soo baxay Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa lagu sheegay in duqeyn cirka ah lagu dilay mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha sare ee Kooxda IS.
Saturday September 17, 2016 - 16:20:42
Ciidanka Dowlada oo Dib ula Wareegay Dagmada ceel waaq.
Ciidanka Dowlada oo Dib ula Wareegay Dagmada ceel waaq.
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo degmada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegaya in Al-Shabaab ay baneeyeen gabi ahaan degmada Ceel-Waaq oo sacadihii la soo dhafay kala wareegeen ciidanka dowladda...
Saturday September 17, 2016 - 16:10:30
DHAGEEYSO:Shaqaalo ka tirsan Maamulka Putland oo helay deeq waxbarasho.
DHAGEEYSO:Shaqaalo ka tirsan Maamulka Putland oo helay deeq waxbarasho.
Wasaarada waxbarshada ee maamulka putland ayaa shaacisay magacyda helay deeqda waxbarasho oo isugu jira mastar iyo bacholar ay u fidisay dowlada ethopia.
Saturday September 17, 2016 - 15:54:16
« Previous 1 2 3 ... 64 Next » All
Page 2 of 64 Total Pages
Page: Items per page:
featured