KEYDKA SAWIRADA
Diyaaradaha Droniska oo sadax caruur ah ku dilay Pakista
Diyaaradaha Droniska oo sadax caruur ah ku dilay Pakista
Diyaaradaha aan duuliyha laheyn ee dalka mareykan ayaa la sheegay in duqeyn ka fuliyay xuduuda wadan Pakistan ayna ku dileen Saddex caruur ah..
Friday June 07, 2013 - 11:57:59
Haweeney Warqad Jaceyl ah u dirtay Madaxweynaha Iran.
Haweeney Warqad Jaceyl ah u dirtay Madaxweynaha Iran.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iran Axmedinajaad, ayaa waxaa xafiiskiisa Magaallada Tahran loogu geeyay Bashqad xiran oo ay ku jirto Warqad.
Thursday June 06, 2013 - 12:15:30
Washintin oo ku dhawaaqday  inay dalka Boqortooyada  Urdun u dirayso Sawaariikhda Batriyootikada iyo Diyaaradaha F-16
Washintin oo ku dhawaaqday inay dalka Boqortooyada Urdun u dirayso Sawaariikhda...
Afhayeen ku hadlayay magaca xarunta dhexe ee lagu hogaamiyao ciidamada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in xukuumada Washinton ay ku tala jirto inay dalka Urdun u dirto sawaariikhda batriyootikada loo yaqaan...
Tuesday June 04, 2013 - 15:36:11
Ururweynaha Iskaashatooyinka Shaqaalahai Turkiga  oo ku dhawaaqay shaqo joojin laba maalmood ah
Ururweynaha Iskaashatooyinka Shaqaalahai Turkiga oo ku dhawaaqay shaqo joojin laba...
Iyadoo weli maalintii shanaad magaalooyinka Istanbul iyo Ankara ee dalka Turkiga ay ka sii soo socodaan banaanbaxdii looga soo horjeeday R/wasaaraha dalkaaasi Dhayib Rajab Ordagan ayaa waxaa misna shaqo...
Tuesday June 04, 2013 - 10:32:56
Jariidada Gardian oo shaki gelisay amaanka Sacuudiga.
Jariidada Gardian oo shaki gelisay amaanka Sacuudiga.
Jariidada Gardian ee ka soo baxda magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa qormadeda manta si weyn uga faalootay amaanka dalka sacuudiga, sida uu noqon doono mustaqabalka iyo waliba baaxada miisaaniyada...
Monday June 03, 2013 - 13:55:43
Agaasimaha Idaacada XURMO oo sheegayin dib u habeyn sare lagu sameeyay Webka XURMO
Agaasimaha Idaacada XURMO oo sheegayin dib u habeyn sare lagu sameeyay Webka XURMO
Agaasimaha Idaacada XURMO Mudane C/Fataax Macalim Nuur (Qeys) ayaa marka hore waxa u raalla gelin ka bixiyay mudadii Webka XURMO uu hawada ka maqanaa,wuxuuna sheegay inuu haatan si caadi ah u shaqeynayao...
Friday May 24, 2013 - 10:07:36
Somaliland oo Gacanta ku Dhigtay Laba Nin oo lagu tuhumay inay ku Lug Lahaayeen Dilka Sheekh C/qaadir Gacamey
Somaliland oo Gacanta ku Dhigtay Laba Nin oo lagu tuhumay inay ku Lug Lahaayeen Dilka...
Laba nin oo dhalinyaro ayaa waxaa gacanta ku dhigay Ciidamada ammaanka ee Somaliland, xilli ay ka soo baxayeen Deegaanada Puntland, ayna soo galayeen Deegaanada Somaliand.
Monday February 18, 2013 - 19:02:10
Meydka Sheekh C/qaadir oo la Aasay iyo Madax Dowladda Federaalka ah oo ka qayb gashay Duugta.Sawiro
Meydka Sheekh C/qaadir oo la Aasay iyo Madax Dowladda Federaalka ah oo ka qayb gashay...
Alle ha u naxariistee meydka shiikh C/qaadir Nuur Faarax ayaa maanta lagu aasay qabuuraha ku yaal duleedka woqooyi ee magaalada Garoowe, kasoo shay lagu dilay magaalada Garoowe.
Sunday February 17, 2013 - 07:57:17
1 2 3 All
Page 3 of 3 Total Pages
Page: Items per page:
featured