WARARKA
DHAGEYSO:Xildhibaan C/Raxmaan (Koolkooliyow) Oo Ka Tirsan Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya Oo Ka Hadlaya Xaalada Gobolka Sh.Hoose
DHAGEYSO:Xildhibaan C/Raxmaan (Koolkooliyow) Oo Ka Tirsan Maamulka Koonfurgalbeed...
XURMO 96.0FM MUQDISHO://Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Malaakh (Koolkooliyow) oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Mamulka koonfurgalbeed soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Radio Xurmo ayaa
Thursday September 15, 2016 - 16:07:35
Booliska Kenya Oo Toogte 2  Haween Oo Xijaaban.
Booliska Kenya Oo Toogte 2 Haween Oo Xijaaban.
Wararka aynu ka heleynu dalka Kenya ayaa kusoo waramaya in weerar lagu qaaday Saldhig Ciidanka dowladda Kenya ay ku leeyihiin magaalo xeebeedka Mombaza ee dalka Kenya.
Sunday September 11, 2016 - 14:48:14
Dad Badan Oo Ku Dhintay Duqeyn Ka Dhacde Goob Suuq Ah.
Dad Badan Oo Ku Dhintay Duqeyn Ka Dhacde Goob Suuq Ah.
Waxaa kor u sii kacaya tirada dadkii ku geeriyoodey duqeymihii ka dhacay magaalooyinka Xalab iyo Idlib Magaalada ay mucaaradka maamulaan ee Idbilb galbeedka dalkaasi Siiriya ayaa waxaa ku geeriyoodey...
Sunday September 11, 2016 - 14:08:48
Xujeyda Oo Maanta Taagan Banka Carafo.
Xujeyda Oo Maanta Taagan Banka Carafo.
Dad ku dhaw 1.5 Milyan oo qof ayaa maanta oo Axad ah taagan Banka Carafo ee magaalada Barakaysan Makka,iyado ku Nagaanshaha Banaanka Carrafo ay ka mid ah arkaanta Xajka kuwa ugu muhimsan, kadib markii...
Sunday September 11, 2016 - 13:49:52
DHAGEESO:Nabadoon Somaaliyeed Oo Baaq U Diray Maamulka Putland.
DHAGEESO:Nabadoon Somaaliyeed Oo Baaq U Diray Maamulka Putland.
Iyadoo kal hore maamulka Puntland ay ku dhawaaqeen in ay xireen xuduudka ay la wadaagaan Koonfurta Soomaaliya ayaa arintaas waxaa siyaabo kala duwan uga dhiidhyey qeybaha kala ee bulshada Soomaaliyeed.
Saturday September 10, 2016 - 15:42:23
Waa Maxay Sabta Maalinkii Labaad ay U Xiran Yihiin Wadooyinka Qaar Ee Magaalda Muqdisho?.
Waa Maxay Sabta Maalinkii Labaad ay U Xiran Yihiin Wadooyinka Qaar Ee Magaalda Muqdisho?.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Sababta wadooyinka Muqdisho ay u xiran yihiin maalintii labaad , islamarkaana dadweynaha ay u lugeynaayaan Wadooyinka Muqdisho.
Saturday September 10, 2016 - 12:21:40
DHAGEESO:Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Oo Ka Warbixiyey Howlgalka ay Ka wadaan Gobolka Jubada Hoose.
DHAGEESO:Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Oo Ka Warbixiyey Howlgalka ay Ka wadaan...
Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Jubbaland ayaa weli waxa ay Howlgallo ka wadaan Deegaanada Jubbaland gaar ahaan Deegaanada Gobolka Jubbada Hoose.
Friday September 09, 2016 - 17:41:28
2 Qosf ayaa ku Geeriyootay 3 kalana way ku Dhaawacante Shil gaari oo ka dhacay Muqdisho.
2 Qosf ayaa ku Geeriyootay 3 kalana way ku Dhaawacante Shil gaari oo ka dhacay Muqdisho.
Wararka inaga soo gaaraya Duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Deegaanka Siinka-dheer ayaa waxa ay ku soo waramayaan in halkaasi maanta uu ka dhacay shil Gaari oo geystay khasaare isugu jira dhimasho...
Friday September 09, 2016 - 17:14:01
Qaraxyo Qasaaro Dhaliyey Oo Ka Dhacay Gudaha Dalka Kinya.
Qaraxyo Qasaaro Dhaliyey Oo Ka Dhacay Gudaha Dalka Kinya.
Wararka idacada xurmo ay ka helayso Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya ayaa waxa ayaa awax ay ku soo waramayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya Labo Qarax halkaasi lagula eegtay.
Friday September 09, 2016 - 14:29:08
DHAGAYSO:Sargaal Katirsan Dowlada Oo Lagu Dilay Magaalda Muqdisho.
DHAGAYSO:Sargaal Katirsan Dowlada Oo Lagu Dilay Magaalda Muqdisho.
Col.Geeseey Cali Indhool oo ka tirsanaa Guutada 3aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xalay lagu dilay Xaafada Ex-Koontarool ee magaalada Muqdisho,Col. Geeseey ayaa waxaa dilay sida ay wararku...
Friday September 09, 2016 - 13:53:56
« Previous 1 2 3 4 ... 64 Next » All
Page 3 of 64 Total Pages
Page: Items per page:
featured