Waa Maxay Sabta Maalinkii Labaad ay U Xiran Yihiin Wadooyinka Qaar Ee Magaalda Muqdisho?.

  Saturday September 10, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Waa Maxay Sabta Maalinkii Labaad ay U Xiran Yihiin Wadooyinka Qaar Ee Magaalda Muqdisho?. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Sababta wadooyinka Muqdisho ay u xiran yihiin maalintii labaad , islamarkaana dadweynaha ay u lugeynaayaan Wadooyinka Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan wadooyinka u xiran in la dhibaateeyo shacabka , lakiin wadooyinka loo xiray Sababo amni.

Madaxweyne Xasan ayaa sababta ugu weyn ee loo xiray wadooyinka Muqdisho ku sheegay shir Madaxeed IGAD oo lagu wado in uu maalinta Talaada ah uu ka furmo Muqdisho

Waxa uu sheegay Bulshada Soomaaliyed inay u dulqaataan maalmaha kooban ee ammaanka ay xaqiijinayaan ciidamada ammaanka Soomaaliya oo duruufo adag ku shaqeeya.

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

featured