DHAGEYSO:Xildhibaan C/Raxmaan (Koolkooliyow) Oo Ka Tirsan Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya Oo Ka Hadlaya Xaalada Gobolka Sh.Hoose

  Thursday September 15, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
XURMO 96.0FM MUQDISHO://Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Malaakh (Koolkooliyow) oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Mamulka koonfurgalbeed soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Radio Xurmo ayaa
Kaga hadlay mooshin la sheegay in ka wadeen madaxweynaha maamulkaas xildhibaanka ayaa waxa uu sidoo kale ka hadlay xaalada gobolka sh.hoose iyo dagaalbeeleedyada kusoo noqnoqonaya Magaalda Marka isagoona tilmaamay in ay goordhow xal ka gaari doonaan dagaalbeeleedyadaasi waxa uuna shacabka koonfurgalbeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan maamulkooda.

WAXAA QORAY C/FATAAX XASAN DURDUR

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

featured