DHAGEESO:Warbixin Dibadbaxa Looga Soo Horjeeda Bood biyeedka Kenya Ay somaaliya KU hayso.

  Wednesday September 21, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
DHAGEESO:Warbixin Dibadbaxa Looga Soo Horjeeda Bood biyeedka Kenya Ay somaaliya KU hayso. Qarankey beec ma noqon dhulkeygu boob magalo badayduna iib mahan waa qeeb ka mid ah erayada heesta dhulkeyga ay ku luuqayse fanaadada caasho kiin islamarkaa ay ku soo bandhigtay fagaaraha dibada baxa.Oo ka dhacay Taalda daljirka daahson Nawaaxiga X baarlamankii hore dagmada bondheere ee gobolka banadir Dibad baxaan ayaa waxaa soo qaban qaabiye maamulka gobolka banaadir islamarka ay ka so qeeb galay masuliyinta ugu sareeysa maamulka banaadir kan dagmooyinka ururada hawenka dhalinyarada jamacadaha iyo shacab aad u tira badan oo ka kala yimid 17 dagmo uu ka kooban yhy gobolka banaadir.

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

featured