DHAGEESO:Warbixin Geeridii Naxdinta Laheed Wariye Cabdi Casiis Maxamed Cali Xaaji.

  Wednesday September 28, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
DHAGEESO:Warbixin Geeridii Naxdinta Laheed Wariye Cabdi Casiis Maxamed Cali Xaaji. Shalayto gelinkii dambe waxa ay aheyd maalin murugo iyo tiraayo ku leh bahda saxaafada somaaliyed kadib gabal dhicii malinkii talaadada ay dabley ku hubeysan bastoolado ku toogten is gooska jiiro garoob ee Degmada yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho.

wariye c.casiis maxamed cali xaaji oo ka tirsanaa shaqaalaha shabakada warbaahinta shabeele ee magaalada muqdisho

wariye c.casiis maxamed cali xaaji ayaa waxa uu ahaa wariye ka faalooda dhanka arimaha bulshada sida ay inoo xaqiijiyen shaqaalaha iyo masuuliyinta shabakada warbahinta shabeele.

alle ha unaxartee maanta ayaa mar xuum c.casiis maxamed cali xaaji lagu aasay qabuuraha iskol bulusiya ee magalda muqdisho iyadoo aaska marxuumka ay ka soo qeeb galeen masuuliyiin ka tirsan dowlad somaaliya xogayaha ururka suxufiyin qaran ka somaaliyeed ehelada marxuumka iyo qaar ka tirsasn suxufiyiinta ka howlagala gudaha magaalda muqdisho.

maxamed ibraahim macalino xogayaha ururka suxufiyiinta qaranka somaaliyeed ee Nsuj ayaa ka tac siyadeeyey gerida wariye c.casiis maxamed cali xaaji isagoona dowlada somaaliya ka codsade in gacanta ay ku soo dhigaan dabledii ka dambeyse dilka wariyaha.

Agaasimaha idaacada shabble abuukar shekh maxamuud abuukar sky ayaa isna dhakiisa ka tacsiyadeeyey gerida ku timid c.casiis xaaji oo ka mid ahaa howl wadeenada shabeele.

geesta kale waxaa eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay iyo dhamaan bahwenta saxafadeed tacsi tiiraanyo leh u diray afayeenka golka banaadir c.fataax cumar xalane isagoona suxufiyiinta somaaliyeed ku boriyey inay sameyaan feejignaan dheeri ah.

ugu dambeen qaar ka mid ah wariyaashii ay isla shaqeen jireeen wariye c.casiis maxamedcali xaaji islamarkaan ka war biiyey habla dhaqan ka shaqalaha waxayna wax lagu xumaada ku tilmaameen in dowlada somaaliya ay ka dhiidhiso dilka wariyaasha inta badan loogu geesto gudaha muqdisho gaar ahaan la bartimaameed sado wariyaasha ka howlagala shabakada warbaahinta shabble

somaaliya ayaa noqotay meel lagu ugaarsado wariyayasha somaaliyede in falal ceyn kaani oo kale lagu lakacayo wariyasha somaliyeed ee aan waxaba galabsan mana jirto cid cadaala loo soo taago ragii ka dambeye dilalka qorsheysan ee lagu lakaco wariyayasha somaliyeed.

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

featured