DHAGEYSO:Cumar Cabdi Rashiid"Nidaamka Federaalaysiga Dhib Ayuu Abuuray".

  Sunday November 13, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
DHAGEYSO:Cumar Cabdi Rashiid Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo ah Ra’iisulwasaaraha dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in nidaamka Federaalka uu noqday mid aan lagu faa'idin

Ra’isul wasaaraha ayaa sheegay in ay haboon tahay in dib u eegis lagu sameeyo nidaamka federaalka , madaam uu colaado ka dhex abuuray qaar ka mid ah maamulada dalka ka jira.

Sidoo kale Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in maamulada Puntland iyo Galmudug looga baahan yahay in ay ka shaqeeyaan ammaanka Magaalada Gaalkacyo ,madaam magaalada ciidamada jooga ay kala tirsan yihiin labada maamul.

Hadalkan ra’isul wasaaraha ayaa waxa uu imaanaya xili uu ka qayb galay heshiis nabadeed lagu kala dhexdhigaayay gaalkacyo maamulada Puntland iyo Galmudug

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

featured